xuubsi
(m.l)

ld xuubsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xuubsi

xuubdhacso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Mas iwm xuub ridid. 2. Nafley cayilid. 3. Nafley muuqaalkeedii hore mid ka fiican yeelasho. ld xuubsiibo.

xuubsasho [m.f.dh]
eeg xuubso. ld xuubsad, xuubsi.

xuubsiibad [m.l]
ld xuubsiibasho.

xuubsiibasho [m.f.dh]
eeg xuubsiibo. ld xuub-siibad.

xuubsiibo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
Xuubka ama haragga duugooba ka bixid, ka siibasho (halaqu sanadiiba dhawr jeer buu xuub-siibtaa).

xuub [m.l] (-bab, m.l)
1. Lakab ama baal khafiif ah, oo jilicsan, oo xubnaha nafleyda meelo ka mid ah ku rogan, ku dahaaran. 2. Baal jaadkaas ah, oo dhirta iniinaheeda ama meeleheed kale ku rogan.

xuub [m.l] (-bab, m.l)
(c.nafl.) Nudo kiish oo kale ah kuwaas oo daboola isku xidha ama ku dhereran unugyada bayoolojiyeed iyo organ yarayaashooda, organnadooda iyo dhismayaashooda kale.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg