xuubsiibo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-btay, -batay)

Xuubka ama haragga duugooba ka bixid, ka siibasho (halaqu sanadiiba dhawr jeer buu xuub-siibtaa).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xuubsiibo

xuubdhacso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Mas iwm xuub ridid. 2. Nafley cayilid. 3. Nafley muuqaalkeedii hore mid ka fiican yeelasho. ld xuubsiibo.

xuubsiibasho [m.f.dh]
eeg xuubsiibo. ld xuub-siibad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg