xuunsho
(m.dh)

Shimbir badanaa cad oo wa-sakhda cunta.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xuunsho

laabxuunsho [m.dh]
ld laabtaxaw.

faraxuunsho [m.dh]
1. Summad xoolaha lagu dhigo oo raadka xuunshada u eg. 2. Qof fulay ah. 3. Geed abaareed, leh laamo dhuudhuuban oo la cuno.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg