xuurtoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)

Xuurto dareemid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xuurtoo

xiiq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Xiiq qabsasho; xuurtoodid.

xuurtood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg xuurtoo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg