yabar
(m.dh)

Xoolaha ugu horreeya oo la siiyo arooska.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yabar

yabarayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yabaree. yabaree

yabaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
Ka y.: cid mingis, rooxaan iwm ka muddeyn (ka tumid).

yabaro [m.dh]
Waxyaalo dadka wadaaddada qaba loo sameeyo, waxayna u dhexaysaa “saagootiga” iyo “ruqsada” (wadaaddo; fiqibburaale).

xarraan [m.l]
1. Faras aan hayin ahayn. 2. (-nno, m.dh) Qof qaba mingis aan la yabarayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg