yabooh
(m.l)

1. Dadka cayrta ah, baryada ay wax ku weyddiistaan; waxa kolkay yaboohsadaan la siiyo. 2. ld yaboohid. yaboohid

yabooh
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-hay, -hday)

1. Ka y.: baadi meel shir ah ka naadin. 2. U y.: cid, cid kale taageero u weyddiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yabooh

yaboohi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Baadi la hayo shir ka baafin. 2. Yabooh weyddiin.

yaboohid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yabooh². ld yabooh¹ (2). yabooh

yaboohin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yaboohi. ld yaboohis. yaboohi, yaboohis

yaboohis [m.l]
ld yaboohin. yaboohin

yaboohsad [m.l]
ld yaboohsasho. yaboohsasho

yaboohsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yaboohso. ld yabooh-sad, yaboohsi.

yaboohsi [m.l]
ld yaboohsasho.

yaboohso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Qof cayr ah cid baryid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg