yacay
(m.l)

Geedo yaryar iwm oo dhawraarin ahaan gogosha iyo dhulka la kala dhexgeliyo; asgogol.

yacay
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-yay, -yday)

Guri yacay dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yacay

yacayan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-ynaa, -ynayd)
Guri wax yacay la dhigay ahaansho.

yacayid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yacay².

yacaynaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yacayan. ld yacaynaan-sho.

yacaynaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld yacaynaan.

bacaw [m.dh]
Nooc quraanyada ka mid ah, midab cas leh, kooxkooxna u socota, aad u qurmoon oo yacayda cunta.

yac [m.dh]
Sagaarada teeda dheddig.

yac [Erey Dareen | Exclamation]
Ka joog! Daa!

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg