yadid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg yad².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yadid

yad [m.dh]
1. Awood gacan lagu fuliyo. 2. Mulkile. 3. Gacan. ld yed¹.

yad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Cid ama wax gacan wax ku yeelid. 2. Gacan wax ku dhigid. 3. ld yad 2. U y.: cid wax siin. 4. Ku y.: cid gacan wax ku yeelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg