yalaalug
(m.l)

Lallabo. ld yalaalugo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yalaalug

yalaalugo [m.dh]
ld yalaalug.

yalaalugoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Qof yalaalugo dareemid.

yalaalugood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg yalaalugoo.

yalaalugsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof yalaalugo hayso ahaansho.

yalaalugsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yalaalugsan. ld yalaalugsanaansho.

yalaalugsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld yalaalugsanaan.

balaloo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Ku b.: yalaalugo dareemid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg