yaleex
(m.l)

1. Dabayl ka kacda miyiga oo cabsigelisa qofka keligiisa socda. 2. ld yalax. Timo dad oo aad u jilicsan, sida yixda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yaleex

yix [m.dh]
Timaha hore oo yaleexa ah oo carruurta la dhashaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg