yaris
(m.dh)

1. Ugaarta qaybteeda yaryar sida calakudda, sagaarada iwm. 2. Cawska jaad ka mid ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yaris

yar [m.l] (-ryar, m.l)
Wiil da' yar.

yar [m.dh] (-ryar, m.l)
Gabar da'yar.

yar [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-raa, -rayd; yaryar)
1. Wax da'diisu yartahay ahaansho. 2. Wax tiradoo-da ama cabbirkoodu uusan badnayn ahaan-sho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg