yawyab
(m.l)

1. Baryo foolxun oo qof baryayo laga aamusi waayo oo faraqa lagu dhego. 2. Buuq carruur.

yawyab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)

1. Ku y.: si aad ah cid wax uga baryid. 2. Ku y.: nafley buuq samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yawyab

yawyabid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yawyab².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg