yawyabid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg yawyab².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yawyabid

yawyab [m.l]
1. Baryo foolxun oo qof baryayo laga aamusi waayo oo faraqa lagu dhego. 2. Buuq carruur.

yawyab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
1. Ku y.: si aad ah cid wax uga baryid. 2. Ku y.: nafley buuq samayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg