yeber
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

Y. ah: ilmo isku hooyo ah kan ugu yar; gurudambays.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yeber

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg