yed
(m.dh)

ld yad¹.

yed
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)

ld yad² (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yed

yad [m.dh]
1. Awood gacan lagu fuliyo. 2. Mulkile. 3. Gacan. ld yed¹.

yedid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yed².

y [m.dh]
(ya') Xarafka saddex iyo labaatanaad ee alifba'da af soomaaliga waana shibbane.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg