yeeg-bidooh
(m.l) (-hyo, m.dh)

Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag-galay dhinac hal dhibic ku leh, dhinaca kalena laba dhibcood ku leh. ld dooh-biyeeg.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yeeg-bidooh

dooh-biyeeg [m.l]
ld yeeg-bidooh.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg