yeeg-bijoohaar
(m.l) (-rro, m.dh)

Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag-galay dhinac hal dhibic ku leh, dhinaca kalena afar dhibcood ku leh. ld joohaar-biyeeg.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yeeg-bijoohaar

joohaar-biyeeg [m.l] (-gyo, m.dh)
ld yeeg-bijoohaar.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg