yeeg-bisaliim
(m.l) (-mo, m.dh)

Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag-galay dhinac ku leh hal dhibic, dhinaca kalena saddex dhibcood ku leh. ld saliim-biyeeg.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yeeg-bisaliim

saliim-biyeeg [m.l] (-gyo, m.dh)
ld yeeg-bisaliim.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg