yeeg-bishiish
(m.l) (-shyo, m.dh)

Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay, dhinac ku leh hal dhibic, dhinaca kalena lix dhibcood. ld shiish-biyeeg

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yeeg-bishiish

shiish-biyeeg [m.l]
ld yeeg-bishiish.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg