yeelsii
(f.g/lg2) (-iiyay, -iisay)

Cid arrin ama wax kale oggolaysiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yeelsii

yeelsiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yeelsii.

bal [Erey Dareen | Exclamation]
1. Qurub la isticmaalo inta badan kolka wax kabbixiwaa ah lays yeelsiiyo ama layska dhiirrigeliyo. 2. B. in: haddii. Tus. “B. inaan eegi karo aan soo durko”, “Weyddii b. inay fog tahay”; ama cagajiid lagu jeedo, sida “B. hoo”, “B. ina keen”.

caalhel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-elay, -eshay)
1. U c.: arrin xal u helid. 2. Ka c.: cid arrin yeelsiin.

hawaan [m.l]
Wax la is yeelsiiyo; xoog; dirqi; sandulle, khasab.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg