yeelyeel
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-eelay, -eehsay)

Is y.: qof wax uusan ahayn iska dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yeelyeel

yeelyeelad [m.l]
ld yeelyeelasho.

yeelyeelasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yeelyeelo. ld yeel-yeelad.

yeelyeelid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yeelyeel.

yeelyeelo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-eeshay, -eelatay)
Cir in uu da'o u diyaar garoobid.

iskayeelyeel [m.l]
ld isyeelyeel¹.

iskayeelyeel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eelay, -eeshay)
ld isyeelyeel².

iskayeelyeelid [m.dh]
ld isyeelyeelid.

isyeelyeel [m.l]
Wax aan la ahayn oo la iska dhigo. ld iskayeeleel¹.

isyeelyeel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eelay, -eeshay)
Wax aan la ahayn iska dhigid. ld iskayeelyeel².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg