yeelyeelid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg yeelyeel.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yeelyeelid

iskayeelyeelid [m.dh]
ld isyeelyeelid.

isyeelyeelid [m.f.dh]
eeg isyeelyeel². ld iskayeelyeelid.

qiiq [m.l]
1. Q. isku qarin: hargalulid (qof), iska yeelyeelid (qof). 2. ld qaac¹.

yeelyeel [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-eelay, -eehsay)
Is y.: qof wax uusan ahayn iska dhigid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg