yeerid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)yeer². ld yeeris².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yeerid ↴
aadaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aamay, -aantay)
1. Cod dheer ugu yeerid muslimiinta waqtiyada salaadda.
2. Kor u qaylin neef riyo ah xanuun dartiis. ld aaddan², eedaan². aaddan, eedaan
wac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday; -wici)
1. Cid u yeerid. 2. Isu w.: cid meel ku uruurin.
yeeris [m.dh]
ld yeerid.
ci [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
1. (f.g/mg) Soo c./u soo c./u c.: xoolo, shimbir iwm cod dheer ku dhawaaaqid. 2. Cid u yeerid.
dayaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aamay, -aantay; -aami)
Durbaan, dhul iwm sharqan, hugun weyn ka yeerid. ld daryaan², diryaan², diyaan².
dhuunyeeri [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Ruux bixidda ka hor si gaar ah u yeerid (neef geel ah).
hayaay [m.dh]
1.H. baaqid; h. u yeerid. 2. (e.d) Waryaa!; naayaa.
koori [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Koor yeerid.
magacow [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-caabay,-cawday; -caabi)
1. (f.g) Nafley u yeerid. 2. (f.mg) U m. cid wax mas'uuliyaddooda u dhiibid.
yeer [m.dh]
Dhawaaq; cod.
yeer [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. U y.: cid u dhawaaqid si ay u timaaddo. 2. Nafley dha-waaqid.