yeeris
(m.l)

ld yeerin.

yeeris
(m.dh)

ld yeerid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yeeris

yeerid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
yeer². ld yeeris².

yeerin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yeeri. ld yeeris¹.

dhuunyeeris [m.l]
ld dhuunyeerin.

yeer [m.dh]
Dhawaaq; cod.

yeer [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. U y.: cid u dhawaaqid si ay u timaaddo. 2. Nafley dha-waaqid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg