yeey
(m.l)

ld yey.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yeey

uubato [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective] (-ooyin, m.l)
1. Bahal eeyga u eg: yey; yeey; uuley. 2. Qaylo dheer.

yey [m.l]
(c.nafl.) Bahal dugaagga ka mid ah oo eeyga u eg, arigana aad u laysa; uubato; uu'leey. ld yeey.

ayeeyo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Hooyadaa hooyadeed ama aabbaha hooyadiis. 2. u.j: ayeeyooy! 3. U.j: wiilka aan ayeeyada u ahayow!; gabadha aan ayeeyada u ahayey.

ayeeyolugadheer [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
ld ayeeyolugdheer.

ayeeyolugdheer [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
(c.nafl.) Cayayaan leh jir dhuuban oo dheer, lix lugood oo labada hore madaxa u dhowdahay iyo baalal uu ku duulo oo cuno cayayaanka kale ee yaryar. ld ayeeyolugadheer.

qamuunyeeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax ciil iyo caro awgeed bushimaha la qaniinaaya ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg