yibal
(m.l)

Darxumo ka muuqata xoolo caato ah marka ay biyo cabbaan ee ay baad waayaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yibal

yiblo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-laday, -latay)
Wax yibal hayo noqosho.

yib [m.dh]
Cayaar fadhiga lagu dheelo, shan iyo labaatan hogood leh, si afar gees ah dhulka loogu calaamadiyo, oo ay dheelaan laba qof oo kiiba yeesho laba iyo toban dhagax oo isku midab ah, waxaana loo cayaaraa habka daamada loo dheelo.

yib [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Yib cayaarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg