yirid
(m.l)

(daaw.) Halaamacoodka cirridka oo ay keento huuro ilkaha iyo cirridka meesha ay iska galaan fariisata. Cirridku wuu bararaa si sahlanna dhiig ayaa uga yimaada. ld yerid (1).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yirid

saayirid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saayir². ld saayiraad.

yerid [m.l]
1. ld yirid. Cudur ku dhaca ilkaha oo cirridka waxyeela. 2. Y. ah: nin doob ah.

baayirid [m.f.dh]
eeg baayir².

haayirid [m.dh]
ld haajirid.

khaayirid [m.f.dh]
eeg khaayir².

qayirid [m.f.dh]
eeg qayir².

xayirid [m.f.dh]
eeg xayir.

yir [m.l]
Wax yar oo adag oo ku go'an ibta neefka guran.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg