yix
(m.dh)

Timaha hore oo yaleexa ah oo carruurta la dhashaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yix

yaleex [m.l]
1. Dabayl ka kacda miyiga oo cabsigelisa qofka keligiisa socda. 2. ld yalax. Timo dad oo aad u jilicsan, sida yixda.

qayixid [m.f.dh]
eeg qayax².

y [m.dh]
(ya') Xarafka saddex iyo labaatanaad ee alifba'da af soomaaliga waana shibbane.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg