yohoon
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

Y. ah: gaadiidka badda oo shiraaca leh, kolkay u socdaan docda urtu u socoto oo ay dheerayna hayaan.

yohoon
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oomay, -oontay; -oomi)

1. Socod aan joogsi lahayn socosho. 2. Gaadiid badeed dabayl gadaal uga timid si fiican ugu socosho. 3. Iyada oo aan rajo laga qabin in la soo noqdo meel ka tegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yohoon

yohoomid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yohoon².

yohoonsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-oonaa, -oonayd)
Wax yohoomay ahaansho.

yohoonsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yohoonsan. ld yohonsanaansho.

yohoonsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld yohoonsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg