yoobsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Dad ama xoolo meel tuuran ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yoobsan

yoobsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yoobsan. ld yoobsa-naansho.

yoobsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld yoobsanaan.

aguug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Cid, ceel, god iwm duugid. 2. Isku a.: dad yoobsan ahaansho.

jalabbute [m.l]
1. Shir aan la fadhin ee dadku yoobsanyihiin. 2. Socod raaxaysi iyo majabaxsi looga jeedo oo hadba meel la habshahabsheeyo. 3. Ciyaar socod iyo boodbood leh.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg