yoofil
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

Timo aan la firin ee si xun ku dheeraada; yoos; baabbul; hoolif.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yoofil

yoos [m.l]
Timo iska baxa oo aan la ilaalin; yoofil; baabbul.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg