yoolaal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aalay, -aashay)

Si macno la'aan ah meel u istaagid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yoolaal

yoolaalid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yoolaal.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg