yoome
(m.l)

(muus.) Jaad ka mid ah Durban-nada.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yoome

istoy kiyoometri [m.l] (-iyo, m.dh)
(kiim.) Saamiga isu beegma ee curiyeyaasha marka iskudhisyadu samaysmayaan ama walxuhu isla falgalayaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg