yoon
(m.l)

Hugun; bulaan; qablan; yeer. ld yulqan¹, yulul.

yoon
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oomay, -oontay; -oomi)

Dad, xoolo ama nafley kale qaylo samayn; wada hugmid; bulaamid. ld yulqan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yoon

ebyoon [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oomay, -oontay; -oomi)
ld ebyan¹. ebyan

ebyoon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld ebyan². ebyan

ebyoonaan [m.dh]
ld ebyanaan. ebyanaan

ebyoonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ebyanaan. ebyanaan

kaalsiyam [m.dh]
(kiim.) Bir firfircoon oo jilicsan, heerkul hoosana ku dhalaasha. Waa curiyaha saddexaad ee ururka II ee tusaha kalgalka curiyayaasha. Waxay ku badantahay jeesada ama dhagaxa didibka iyada oo ah CaCO3, jibsimka iyada oo ah CaSO4 2H2 O, jibsim ooman iyada oo ah CaSO4, faloorasbaar iyada oo ah CaF2 iyo abatayt iyada oo ah CaF2 Ca3 (PO4). Marka kaalsiyam lagu gubo meel hawo leh, waxa samaysma kaalsiyam ogsaydh (CaO) oo ah adke yooneed oo cad, waxase ka habboon in ogsaydhka laga diyaariyo kaarbooneytyada kaalsiyam kaas oo u kala baxa ilaa 800° C. Ogsaydhka iyo birta nafteeduba waxay sameeyaan haydarog-saydh (Ca(OH)2) marka ay la falgalaan biyaha.ù

yoomid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yoon². ld yulqamid.

yoonge [m.l] (-gayaal, m.l/dh)
Dheri weyn oo hilbaha geela lagu kariyo.

yulqan [m.l]
ld yoon¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg