yoonge
(m.l) (-gayaal, m.l/dh)

Dheri weyn oo hilbaha geela lagu kariyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yoonge

mayoonge [m.l]
Xasharaad yaryar, duula, oo quuta dhacaanka ubaxa, dadka iyo duunyadaba dhiba.

yoon [m.l]
Hugun; bulaan; qablan; yeer. ld yulqan¹, yulul.

yoon [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oomay, -oontay; -oomi)
Dad, xoolo ama nafley kale qaylo samayn; wada hugmid; bulaamid. ld yulqan².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg