yoos
(m.l)

Timo iska baxa oo aan la ilaalin; yoofil; baabbul.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yoos

raadyoosonde [m.l] (-dayaal, m.l/dh)
(c.cimi.) Qalab iskiis isu rikoorgareeya oo lagu isticmaalo mitroolojiga, badanaa cabbi-raadda cadaadiska sare, isaga oo wata laliye ku dhigan balloon haydrojiin ka buuxdo.

yoofil [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Timo aan la firin ee si xun ku dheeraada; yoos; baabbul; hoolif.

yoose [m.l]
Mingiska la tunto qaybihiisa mid ka mid ah.

meyoosis [m.l]
(baay.) Nooc ka mid ah qaybsanka unugga, kaas oo soo saara afar unug taran, mid kastaana uu wato tirada koromosoomyada unugga waalidka.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg