yooyootan
(m.l)1. Cayaar sii baabba'aysa oo wiilal iyo gabdho laysu caayo, cay kaftan ah oo aan laga caroon: mirihiisu, suugaan ahaanta aad bay u fiicanyihiin haseyeeshee cayda xun oo uu ku dhisanyahay baa dishay. 2. ld yooyootamid.
yooyootan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)Wiil iyo gabar cayaar (kaftan) isaga horimaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yooyootan ↴
yooyootamid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yooyootan². ld yooyootan¹ (2).
caraatan [m.l]
Kaftan suugaaneed cay ah oon laga caroon oo wiilasha iyo gabdhaha isdhaafsata; yooyootan. ld caraatamid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg