yoxoob
(m.l)

1. Fadhi ama taagnaan iyadoo oogada la goda hayo. 2. Lo'da iwm kolka inta roob qabto ay docda roobku ka yimid maahee docda kale wada aaddo, iyadoo is wada qooxaysa. 3. Fadhi yuurur ah. 4. ld yoxoobid.

yoxoob
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)

Si kadaloob ah u fariisasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yoxoob

yaxoob [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
ld yoxoob².

yaxoobid [m.dh]
ld yoxoobid.

yoxoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yoxoob². ld yaxoobid, yoxoob¹ (4), yoxoobsasho.

yoxoobsasho [m.dh]
ld yoxoobid.

yoxoobso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld yoxoob².

yuurur [m.l]
1. Fadhi; yoxoob; kuudud. 2. ld yuururid.

yuurur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Muddo badan hawl la'aan meel fadhiyid; yoxoobid; kuududid.

kuudud [m.l]
1. Fadhi foolxun; yoxoob, kamandhuur. 2. ld kuududid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg