yoxoobid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg yoxoob². ld yaxoobid, yoxoob¹ (4), yoxoobsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yoxoobid

yaxoobid [m.dh]
ld yoxoobid.

yoxoob [m.l]
1. Fadhi ama taagnaan iyadoo oogada la goda hayo. 2. Lo'da iwm kolka inta roob qabto ay docda roobku ka yimid maahee docda kale wada aaddo, iyadoo is wada qooxaysa. 3. Fadhi yuurur ah. 4. ld yoxoobid.

yoxoobsasho [m.dh]
ld yoxoobid.

yuurur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Muddo badan hawl la'aan meel fadhiyid; yoxoobid; kuududid.

yoxoob [m.l]
1. Fadhi ama taagnaan iyadoo oogada la goda hayo. 2. Lo'da iwm kolka inta roob qabto ay docda roobku ka yimid maahee docda kale wada aaddo, iyadoo is wada qooxaysa. 3. Fadhi yuurur ah. 4. ld yoxoobid.

yoxoob [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Si kadaloob ah u fariisasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg