yucub
(m.l)(bot.) Geed weyn oo laf adag oo alaabo wanaagsan laga qorto, sida koorta geela.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yucub ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg