yuubid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

yuuc². ld yuucid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yuubid

yuucid [m.dh]
ld yuubid.

canyayuubid [m.f.dh]
eeg canyayuub².

yuub [m.l] (-bab, m.l)
Wiilasha la gudo cadka laga gooynaayo; buuryo; beejo.

yuub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax soo tagid. 2. Wax istaajin. ld yuuc².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg