yuuqan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-qnaa, -qnayd)

Wax la yuuqay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yuuqan

yuuqnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yuuqan. ld yuuqnaan-sho.

yuuq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
Cid wax ku taagid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg