anshaxdarnaan eeg anshaxdaran. ld anshaxdarnaansho, anshaxdarro.
anshaxdarnaansho ld anshaxdarnaan.
anshaxdarro Hab xun oo bulshada loola dhaqmo. ld anshaxdarnaan.
anshaxdarroo Ku a.: cid anshaxdarro kula kicid.
anshaxdarrood eeg anshaxdarroo.
anshaxdarrow ld anshaxdarroo.
anshi Anshax; asluub.
ansixi Wax ansax ka dhigid.
ansixid eeg ansax². ld ansax¹ (2).
ansixin eeg ansixi. ld ansixis.
ansixis ld ansixin.
antaradhaaf1 1. Wax xadkoodi caadiga ahaa ka batay. 2. ld antaradhaafid. antaradhaaf2 Wax xadkoodi caadiga ahaa dhaafid. antaradhaafi Wax xadkoodi caadiga ahaa ka badin.
antaradhaafid eeg antaradhaaf². ld antaradhaaf¹ (2).
antaradhaafin eeg antaradhaafi.
antarasayt (jool.) Dhuxul-dhagaxeed adag oo madow oo dhalaala oo ah dhuxusha ugu heerka sarraysa oo ay ku jiraan qiyaasta ugu yar ee biyo iyo maatarka aan xasilloonayn, iyo heerka xaddidan ee u sarreeya ee urkaarboonka.
antaro Xad; seere; sohdin.
antaweeri Cid si danteeda loo dhaafiyo in muddo ah warwareejin.
antaweerin eeg antaweeri. ld antaweeris.
antaweeris ld antaweerin.
anuu Magcuyaalka qofka kowaad oo ka kooban 'ani', 'aa 1'iyo 'uu 1'.
anuug Wax alla wixii sarreeya (cir).
anuun Magacuyaalka qofka kowaad oo ka kooban 'ani'iyo 'uun 3'.
anyakow Ciyaar dhaqameed si gaar ah looga yaqaan degmada Jilib.
aq A. ah: qof biyo iyo cunto la'aan darteed u liita. ld caq.
aqab (aqab, m.dh) Qurac.
aqal Dhis dadku dhexdiisa dego oo ku noolaado; guri; hooy; min.
aqalgal1 Marka ugu horraysa ee laba qof oo isguursaday oo si rasmi ah guri u wada degay. ld aqalgelid. aqalgal2 Laba qof oo isguursaday markii ugu horraysay si rasmi ah guri u wada gelid. ld aroosgal².
page : 50 of 75
<< < 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 > >>