Ereyga Maanta: caynaano
hilid  eeg hil².
hilif  1. Cad yar oo maro, derin, raar iwm oo duug ah. 2. Ruux bar yar.
hilin  Waddo ay samaysay cagta dadka ama xoolaha.
hillaab  ld hullaabid.
hillaabad  ld hullaabasho.
hillaabasho  ld hullaabasho.
hillaabid  ld hullaabid.
hillaabo  ld hullaabo.
hillaac1  Iftiin xoog leh oo daruuraha isku dhaca ay bixiyaan waqtiga roobka. hillaac2  Daruuro isku dhacay iftiin bixin. hillaacid  eeg hillaac².
hillow  ld hullow.
hilmaamid  ld halmaamid.
hilmaan1  ld halmaamid. hilmaan2  ld halmaan². hilmaansii  ld halmaansii.
hilmaansiin  ld halmaansiin.
hilnaan  eeg hilan. ld hilnaansho.
hilnaansho  ld hilnaan.
hilo1  Webiga meelaha xooluhu biyaha ka cabbaan. hilo2  3 (-ishay, -ilatay) 1. (f.g) Weel afkiisa xarig ku dhuujisasho si aan wax uga daadan. 2. (f.mg) Ku h.: gaadiid xamuul culus saarasho. hiloobid  eeg hilow².
hilow1  Dareen jacayl ku jiro oo qof ama meel loo qabo. hilow2  Xiiso qof ama meel u qabid. hilqad  1. Biro sida faraatiga u galgaloolan oo daahyada iyo qoriga lagu xirayo isku haya. 2. Dhegaha dumarku ay qaataan middood. 3. Fadhi dad badan si wareeg ah u fadhiyaan. 4. Summad xoolaha lagu dhigo.
himahiime  ld hiimammow.
himbiriirsad  ld himbiriirsasho.
himbiriirsasho  eeg himbiriirso. ld himbiriirsad, himbiriirsi.
himbiriirsi  ld himbiriirsasho.
himbiriirso  Indho biniixin si wax aan si fiican u muuqan loo arko.
page : 61 of 93
<< < 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 > >>