sokornabaad Sonkor kuuskuusan oo badanaa sida nacnaca carruurtu u cunto; sonkordhagax. ld sokornabaad.
sokow Ka s.: waxa ka dambeeya.
sol 1. Hilib iyadoo aan weel iyo biyo la isticmaalin dab ku bislayn. 2. Biyo ku harraad-belid. ld sal³.
solan Wax la solay ahansho.
solansii Ilaah, cid wax garansiin.
solansiin eeg solnsii.
solasho eeg solo.
solay Hilib iyadoo aan biyo iyo weel la isticmaalin dab lagu bisleeyey.
solid eeg sol. ld salid, solniin.
solnaan eeg solan. ld solnaansho.
solnaansho ld solnaan.
solniin ld solid.
solo Hilib iyadoo aan biyo iyo weel la isticmaalin dab ku bislaysasho.
sonkor ld sokor.
sonkor-caanood (baay.) Sonkor ka kooban hal molikiyuul oo gulukows ah oo ku xidhan hal molikiyuul oo galaktows ah. S. c.da waxa soo saara ganjidho caanoodda waxaana laga helaa caanaha oo keliya.
sonkornabaad ld sokornabaad.
sonkorow Cudur dadka ku dhaca oo kaadida maceeya, gaajo iyo harraad badanna keena.
soo1 ld sow. soo2 1. Qurub tilmaamaya in falku uu u jeedo dhinaca hadlaha ama yeelaha. Tus. “Soo gal! Hoosta u soo deg! Ii soo sheeg!”. 2. Qurub tilmaamaya in falku uu keenayo sii aadid iyo soo noqosho. Tus. “Cali soo eeg! Hilib baan soo iibsanayaa”. soo dhac (kiim.) Saxarro kaahfaleed oo ka soo dhaca atmoosfeerka marka uu qarax bu'eed dhaco.
soo-dhac Sameeyay, la qabtay, dhacaya, ama la doortay iyada oo aan la marin hanaan ama go'aan miyir leh. magac: qof aan la aqoon, la ogeyn, ama qof aan caadi ahayn. English: Random.
sooc1 S. ah: wax xul ah. sooc2 1. Wax intooda fiican la bixid. 2. Kala s.: wax isku jira noocyadooda kala saarid. soocad ld soocasho.
soocan1 Wax la kala soocay noqosho. soocan2 Wax la kala soocay ahaansho. soocanti Wax badan oo isku jira intooda fiican oo gaar loo saaro.
soocasho eeg sooco. ld soocad.
soocelin (taar.) Soo celintu waxay ahayd dhacdo dhacay 1660, markii Jaarleskii 2aad uu noqday boqorkii Ingiriiska, ka dib waqtigii uu noqday boqor iyo boqoradda la'aan.
soocid eeg sooc.
page : 100 of 118
<< < 95 96 97 98 99 100 101 102 103 104 105 > >>