Ereyga Maanta: qar-iskaxoor
afla'aansho  ld afla'aan.
aflaam  eeg filin. ld.aflaa.
aflaam aflaawe  Afgarooc.
aflaan  eeg filin. ld.
aflaggaaddee  Hadal aflaggaaddo ah cid u jeedin.
aflaggaaddeyn  eeg aflaggaaddee.
aflaggaaddo  Hadal qadaf ah oo cid lagu yiraahdo.
aflaw  Qof ilkaha qaar ka maqanyihiin.
aflax1  ld aflixid. aflax2  1. Qalinjebin (dugsi quraan). 2. Waxbarasho heer wacan ka gaarid. aflaxaad  ld aflixid.
aflixi  Cid, wax barasho heer wacan ka gaarsiin.
aflixid  eeg aflax². ld aflax¹, aflaxaad.
aflixin  eeg aflixi. ld aflixis.
aflixis  ld aflixin.
afmaal  1. A. ah: maansayahan. 2. A. ah: qof codkar ah.
afmaalnimo  Afmaal ahaansho.
afmaldah  Hadal daboolan oo duluc ama ujeeddo kale ku dhex qarsoontahay.
afmaldahid  Af maldahan ku hadlid. ld afmaldihid.
afmeer1  1. (-rro, m.dh) Af wareegsan; wareeg. 2. ld afmeerid. afmeer2  1. Meel iyada oo wax gaar ah laga baarayo aaggeeda hore ku wareegid. 2. Wax afmeer u yeelid. afmeeran  Wax afmeer loo yeelay ahaansho (weel kolay ah).
afmeerid  eeg afmeer². ld afmeer¹ (2).
afmeernaan  eeg afmeeran. ld afmeernaansho.
afmeernaansho  ld afmeernaan.
afmiinshaar  Qof ku meel mariya wuxuu doona codkarnimo iyo karti dhagari ku jirto. ld afmiishaar.
afmiinshaarayn  eeg afmiinsharee. ld afmiishaarayn.
afmiinshaaree  Qof wuxuu doona codkarnimo iyo karti dhagari ku jirto ku meel marin. ld afmiishaaree.
afmiinshaarnimo  Afmiinshaar ahaansho. ld afmiishaarnimo.
afmiishaar  ld afmiinshaar.
page : 27 of 75
<< < 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 > >>