togan2 1. Wax la togay ahaansho. 2. (xis.) Wax eber ka badan ahansho. togane1 Tiro xisaabeed oo eber ka badan. togane2 (kiim.) Labada saldanab, isla eg oo walxuhu leeyihiin middood oo aan elektaroonno xambaarsanayn. togasho eeg togo.
togayo 1. Soocidda. 2. Wax middooda xulka ah.
togid eeg tog³.
togmid eeg togan¹.
tognaan eeg togan². ld tognaansho.
tognaansho ld tognaan.
togo 1. Xoolo iwm oo meel tuban wax ka doorasho. 2. Xarig iwm jiidasho.
togox Dhexyaraanta qof dhex yaryahay.
togtogan Teetano.
tol1 1. Dad xiriir wada dhalasho amo sheegasho ka dhexeeyo. 2. Qaran. tol2 1. Laba wax oo kala go'an ama kala dillaacsan wax is kula qabasho. 2. Hal ilmo diiddey qallacid. tolan1 Liilan dheer oo saamaha laga jeexo oo kabaha lagu tolo. ld tolon. tolan2 Wax la tolay ahaansho. tolay Weel qabo (geed), caw, argeeg iwm ka samaysan. ld tolayo.
tolayn eeg tolee.
tolayo ld tolay.
tolee Wax tolka leeyahay ka dhigid.
tolid eeg tol². ld tolniin.
tolla'aan 1. Qaraabo la'aan. 2. Kaalmo la'aan.
tolla'ay Hayaay!, waawareey!, ciidamoow.
tolliimo 1. ld tolmo. 2. ld tolnimo.
tolmo Tolidda wax la tolo. ld tolliimo, tolniin.
tolnaan eeg tolan². ld tolnaansho.
tolnaansho ld tolnaan.
tolniin ld tolid; tolmo.
tolnimo Tol ahaansho. ld tolliimo.
tolo Laba wax oo kala go'an ama kala dillaacsan wax iskula qabsasho.
page : 45 of 60
<< < 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 > >>