aarad
(m.dh) (-do, m.l)Liid maro ah oo qurxin awgeed loogu tolo dacallada maryaha la xirto iyo daahyada.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aarad ↴
qaarad [m.dh] (-do, m.l)
Shanta qaybood ee waaweyn oo dhulku u qaybsan yahay middood.
taarad [m.l]
ld taarasho.
xadaarad [m.dh] (-do, m.l)
Heerka horumarka dhaqanka, dhaqaalaha, tegnoolajiyada iwm oo wada jira oo ummadi gaarto. ld xad-daarad.
xaddaarad [m.dh] (-do, m.l)
ld xadaarad.
xafaarad [m.dh] (-do, m.l)
1. Aalad dhulka dillaacisa ama ciidda bixisa. 2. Markab weyn oo badda qoda.
xamaarad [m.l]
ld xamaarasho.
xambaarad [m.l]
ld xambaarsasho.
aaradee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
Maro ama daah aarad u yeelid.
aaradeyn [m.f.dh]
eeg aaradee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg