aargud
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)1. Ka aa.: cid dakano ay gashay ka gudid. 2. U aa.: cid qof laga dilay, ciddii dishay qof ka mid ah dilid. ld aargudo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aargud ↴
haarguduud [m.dh]
Meel leh xammuuradda maryaha la gasho.
aarbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
1. Ka aa.: qof eed loo haystay iska daaficid. 2. Ka aa.: qof ka aargudasho.
aargudasho [m.dh]
eeg aargudo. ld aargudid.
aargudid [m.f.dh]
eeg aargud. ld aargudasho, aargudis.
aargudis [m.dh]
ld aargudid.
aargudo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-utay, -udatay)
ld aargud.
hitee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-teeyay, -taysay)
1. Cid ka aargudasho. 2. Qof ceeb ka rogid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg