aayatiin
(m.l) (-nno, m.dh)Xaalad xumaan ama samaan leh oo ay cidi ku dambeyso; ciribdambeed. ld aayo¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aayatiin ↴
aayo [m.l]
ld aayatiin.
caaqibaxumo [m.dh]
Xaalad aan aayatiinkeedu wanaagsanayn. ld caaqibaxumi.
caaqibo [m.dh]
1. Cirib dambeedka qof leeyahey, aayatiin. 2. Waxtar iyo wanaag.
dhaxalsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid dhibaato aayatiinkeeda wax u dhinta badid.
dhursug [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Ka dh.: faa'iido dambe ama aayatiin wanaagsan ka dhowrid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg